HomeCaalamkaCanada oo Aqoonsatay Falastiin, iyo Hamas oo Bilaabaysa Sii Deenta Maxaabiista

Canada oo Aqoonsatay Falastiin, iyo Hamas oo Bilaabaysa Sii Deenta Maxaabiista

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ururka Xamaas ayaa maanta ku dhawaaqay inay dowladda Israa’iil u gudbin doonaan magacyada afarta qof ee la sii dayn doono, kuwaasoo qeyb ka ah heshiiska xabbad-joojinta ee Gaza. Wararka la helayo waxay muujinayaan in dadka la sii deynayo ay yihiin afar haween ah, oo isugu jira askar iyo rayid. Isweydaarsiga maxaabiista ayaa lagu wadaa inuu […]

- Advertisement -

Ururka Xamaas ayaa maanta ku dhawaaqay inay dowladda Israa’iil u gudbin doonaan magacyada afarta qof ee la sii dayn doono, kuwaasoo qeyb ka ah heshiiska xabbad-joojinta ee Gaza. Wararka la helayo waxay muujinayaan in dadka la sii deynayo ay yihiin afar haween ah, oo isugu jira askar iyo rayid.

Isweydaarsiga maxaabiista ayaa lagu wadaa inuu dhaco maalinta Sabtida, iyadoo Israa’iil la filayo inay xabsiyada ka sii deyso ilaa 180 dumar Falastiiniyiin ah.

- Advertisement -

Sidoo kale, Sabtida ayaa lagu wadaa in kumannaan barakacayaal ah ay dib ugu laabtaan waqooyiga Marinka Gaza, iyadoo ciidamada Israa’iil ay bilaabeen inay ka baxaan deegaannadaas.

Dhanka kale, dowladda Canada ayaa shaacisay inay si rasmi ah u aqoonsanayso Falastiin inay tahay dal madax-bannaan. Go’aankan ayaa daba socdo hadallo kasoo yeeray Boqortooyada Ingiriiska iyo Faransiiska oo iyaguna muujiyay taageero ay u hayaan aqoonsiga Falastiin.

Latest stories