HomeWararTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta kaabeyaasha ciidamada, iyo wada-shaqeynta istiraatiijiga ah ee labada dal. Sareeye Gaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta kaabeyaasha ciidamada, iyo wada-shaqeynta istiraatiijiga ah ee labada dal.

- Advertisement -

Sareeye Gaas Odawa ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha doorka ay ka qaadato taageerada joogtada ah ee la siiyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca ciidamada iyo dib-u-dhiska kaabeyaasha amniga.

Dhinaciisa, Safiir Wang Yu ayaa mar kale xaqiijiyay in Shiinuhu diyaar u yahay inuu sii xoojiyo xiriirka diblumaasiyadeed iyo iskaashiga wax-ku-oolka ah ee labada dal, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta dhinaca amniga iyo horumarka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts