HomeWararCiidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jubada Hoose

Date:

Related stories

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si guul leh u fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Harboole ee gobolka Jubada Hoose, kaas oo lagu beegsaday horjoogayaal iyo xubno sare oo ka tirsan kooxda ah ee Al-Shabaab. Howlgalka oo si xeeladaysan loo qorsheeyay, ayaa lagu dilay xubno muhiim ah […]

- Advertisement -

Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si guul leh u fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Harboole ee gobolka Jubada Hoose, kaas oo lagu beegsaday horjoogayaal iyo xubno sare oo ka tirsan kooxda ah ee Al-Shabaab.

Howlgalka oo si xeeladaysan loo qorsheeyay, ayaa lagu dilay xubno muhiim ah oo muddo dheer ku jiray liiska dadka laga baadi-goobayo, kuwaas oo ku lug lahaa falal amni-darro, afduubyo iyo weerarro argagixiso ah oo ka dhacay gudaha dalka iyo dalalka deriska ah.

- Advertisement -

Intii uu socday howlgalka, ciidamada Danab waxay gacanta ku dhigeen hub iyo saanad millatari oo alshabaab u adeegsan jirtay weerarada ka dhanka ah shacabka Soomaaliyeed, taasoo caddeyn u ah guusha ay ciidamada amniga ka gaareen howlgalkan muhiimka ah.

Latest stories