HomeWararHowlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada ammaanka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa xalay fuliyay howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga magaalada. Howlgalkan ayaa waxaa hoggaaminayay Ku-simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye Ku-xigeenka degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, iyadoo ay wehelinayeen saraakiil sare oo ka tirsan laamaha amniga. Howlgalka oo ka dhacay xaafado kala duwan iyo wadooyinka muhiimka u ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ammaanka magaalada Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa xalay fuliyay howlgal ballaaran oo lagu xoojinayo amniga magaalada. Howlgalkan ayaa waxaa hoggaaminayay Ku-simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Guddoomiye Ku-xigeenka degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, iyadoo ay wehelinayeen saraakiil sare oo ka tirsan laamaha amniga.

Howlgalka oo ka dhacay xaafado kala duwan iyo wadooyinka muhiimka u ah isu socodka shacabka, ayaa lagu bartilmaameedsaday kooxaha ku lugta leh dhaca moobillada iyo falalka keena qalqal gelinta amniga.

- Advertisement -

Guddoomiye ku-xigeenka degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, ayaa sheegay in maamulka degmada iyo hay’adaha amniga ay hayaan xog sugan oo la xiriirta kooxaha falalka amni-darro ka wada magaalada. Wuxuu caddeeyay in aan loo dulqaadan doonin cid kasta oo lagu helo dembiyadaas.

“Cid kasta oo lagu helo inay ku lug leedahay amni-darro tallaabo sharci ah ayaa laga qaadi doonaa. Waxaa naga go’an sugidda nabadda iyo xasilloonida Gaalkacyo,” ayuu yiri Eng. Maxamed.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee maamulka Galmudug iyo degmada Gaalkacyo ay ku doonayaan in lagu adkeeyo amniga, loogana hortago falalka khatarta ku ah nolosha shacabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts