HomeWararMadaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha dalka Comoros Mudane Azali Assoumani, ayaa warqadaha Aqoonsiga ah ka gudoomey Safiirka JFS ufadhiya Tanzania iyo EAC, oo sidoo kaleedna Safiir madegene ka ah wadamada Rwanda, Congo, Malawi, Mauritius iyo Comoros. Safiirka ayaa ayaa uga mahad naqey Madaxweynaha soo dhoweyntiisa sidoo kaleedna garab istaagiisi intii uu haayey madaxtinimada Midowga Afrika, waxaana kawada hadleen Safiirka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Comoros Mudane Azali Assoumani, ayaa warqadaha Aqoonsiga ah ka gudoomey Safiirka JFS ufadhiya Tanzania iyo EAC, oo sidoo kaleedna Safiir madegene ka ah wadamada Rwanda, Congo, Malawi, Mauritius iyo Comoros.

Safiirka ayaa ayaa uga mahad naqey Madaxweynaha soo dhoweyntiisa sidoo kaleedna garab istaagiisi intii uu haayey madaxtinimada Midowga Afrika, waxaana kawada hadleen Safiirka iyo Madaxweynaha xoojinta xiriirka labada dowladood iyadoo hoosta kawada xariiqey ilaalinta midnimada iyo madaxbanaanida.

Latest stories