HomeWarar13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay...

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo Saaxiibada Caalamka lagu dilay 13 xubnood oo ka tirsan  Al-Shabaab. Howlgalka ayaa ka dhacay Buurta Cadayga ee degmada Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay Alshabaab ku diyaarinayeen weerarro ka dhan […]

- Advertisement -

Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo Saaxiibada Caalamka lagu dilay 13 xubnood oo ka tirsan  Al-Shabaab.

Howlgalka ayaa ka dhacay Buurta Cadayga ee degmada Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay Alshabaab ku diyaarinayeen weerarro ka dhan ah shacabka deegaanka. Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in dadka la dilay ay isugu jireen horjoogayaal iyo maleeshiyaad, halka tiro kale oo ka tirsan kooxda la dhaawacay.

- Advertisement -

Sidoo kale, howlgalka waxaa lagu burburiyay saanad hub ah oo kooxdaasi ku kaydsanaysay goobta la beegsaday.

“Goobta la duqeeyay ayaa ahayd meel ay Alshabaab ku diyaarinayeen dhagaro ka dhan ah shacabka deegaanka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Latest stories