HomeWararShil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ugu yaraan laba qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib shil gaari oo fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhexeysa isgoysyada Siinaay iyo Afarta Jardiin. Goobjoogayaal ayaa sheegay in shilku dhacay markii gaari xamuul ah oo watay konteenar uu si xooggan u jiiray mooto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan laba qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib shil gaari oo fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhexeysa isgoysyada Siinaay iyo Afarta Jardiin.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in shilku dhacay markii gaari xamuul ah oo watay konteenar uu si xooggan u jiiray mooto bajaaj ay saarnaayeen dad rayid ah. Khasaaraha ayaa lagu sheegay mid culus, iyadoo dadka dhaawacmay iyo meydadkuba loo qaaday xarumo caafimaad oo magaalada ku yaalla.

- Advertisement -

Ilaa iyo hadda, dowladda Soomaaliya kama aysan hadal shilkaasi iyo khasaaraha uu sababay.

Shilalkan oo kale ayaa si isa soo taraysa ugu soo badanaya waddooyinka Muqdisho, iyadoo sababaha ugu waaweyn lagu tilmaamay xawaare xad-dhaaf ah, darawalnimo la’aan, iyo kormeer la’aan heysta gaadiidka xamuulka ah ee si joogto ah u maraya waddooyinka caasimadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts