HomeWararMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho, isagoo xusaya halgankii geesinimada lahaa ee gobannimo-doonka ahaa ee ururkii SYL. Madaxweynaha ayaa munaasabadda 15-ka May awgeed hambalyo u diray dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoo ku ammaanay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin horumarinta dalka iyo dadaalka lagu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho, isagoo xusaya halgankii geesinimada lahaa ee gobannimo-doonka ahaa ee ururkii SYL.

Madaxweynaha ayaa munaasabadda 15-ka May awgeed hambalyo u diray dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoo ku ammaanay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin horumarinta dalka iyo dadaalka lagu ciribtirayo kooxaha Alshabaab

- Advertisement -

Intii uu ku sugnaa Taallada Halgameyaasha SYL, Madaxweynaha wuxuu duco iyo xusuus u sameeyay 13-kii dhallinyaro ee aasaasay ururka SYL, kuwaas oo door weyn ka qaatay halgankii xornimada dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay meel kasta oo ay joogaan in ay ilaashadaan midnimada, wadajirka iyo dowladnimada, isagoo xusay in qiyamkaasi ay yihiin tiirarkii salka u ahaa halgankii SYL.

Latest stories