HomeWararShirka Madasha Wadatashiga Qaran oo si rasmi ah uga furmay Villa Somalia

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo si rasmi ah uga furmay Villa Somalia

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow si rasmi ah uga furmay xarunta madaxtooyada qaranka ee Villa Somalia, iyadoo uu shir-guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen, Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Qoorqoor, Madaxweynaha SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Firdhiye, […]

- Advertisement -

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow si rasmi ah uga furmay xarunta madaxtooyada qaranka ee Villa Somalia, iyadoo uu shir-guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen, Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Qoorqoor, Madaxweynaha SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Firdhiye, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).

- Advertisement -

Shirkan ayaa looga gol leeyahay in lagu xoojiyo wadashaqeynta dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada, lana isla meel dhigo arrimaha muhiimka ah ee hortabinta u leh masiirka dalka.

Latest stories