HomeWararCiidamada Xoogga Dalka oo la wareegay Aboorey ee Gobolka Hiiraan

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay Aboorey ee Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah. Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa u daatay godad ay AS Gudaha deegaanka ka qoteen saacadihii u danbeeyay. Saraakiisha Ciidamada ee howlgalka hoggaaminayay ayaa xaqiijiyay maydadka […]

- Advertisement -

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah.

Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa u daatay godad ay AS Gudaha deegaanka ka qoteen saacadihii u danbeeyay.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidamada ee howlgalka hoggaaminayay ayaa xaqiijiyay maydadka AS tiro beel ah oo daadsan gudaha deegaanka, waxayna xuseen in kuwooda badbaaday ay duurka u fikadeen halkaasi oo wali lagu sii baacsanaayo firxadkooda.

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan halkaasi oo saaka aroornimadii Ciidamadu ku qaadeen weerar saf ballaaran ah.

Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ayaa u daatay godad ay AS gudaha deegaanka ka qoteen saacadihii u danbeeyay.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidamada ee howlgalka hoggaaminayay ayaa xaqiijiyay mmaydadka fagaalamayaasha oo tiro beel ah oo daadsan gudaha deegaanka, waxayna xuseen in kuwooda badbaaday ay duurka u fikadeen halkaasi oo wali lagu sii baacsanaayo firxadka Khawaarijtii lasoo qalday.

 

Latest stories