HomeWararDagaal culus oo ka socda deegaanka Jiicboor ee Galbeedka Gobolka Mudug

Dagaal culus oo ka socda deegaanka Jiicboor ee Galbeedka Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo ka socda deegaanka Jiicboor ee galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo ay isku fara saareen malleeshiyo beeleedyo ka kala tirsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Sida ay sheegayaan wararka la helayo, dagaalka ayaa daba socda colaad horey uga taagnayd gobolka, waxaana labada dhinac la sheegay inay helayaan gurmadyo […]

- Advertisement -

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo ka socda deegaanka Jiicboor ee galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo ay isku fara saareen malleeshiyo beeleedyo ka kala tirsan maamullada Puntland iyo Galmudug.

Sida ay sheegayaan wararka la helayo, dagaalka ayaa daba socda colaad horey uga taagnayd gobolka, waxaana labada dhinac la sheegay inay helayaan gurmadyo kala duwan, taas oo sii hurinaysa xasaradda.

- Advertisement -

Khasaaraha ka dhashay dagaalkan wali lama xaqiijin tiro rasmi ah, hase yeeshee ilo-wareedyo ku sugan halka uu dagaalku ka socdo ayaa tilmaamaya in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, iyadoo ay jiraan dad rayid ah oo ku barakacay colaadda ka aloosan deegaanka Jiicboor.

Dadka deegaanka ayaa ka cabsi qaba in dagaalku sii xoogeysto, maadaama aysan weli jirin dadaallo muuqda oo lagu daminayo xiisadda. Sidoo kale, baaqyo nabadeed oo ay jeediyeen waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaan weli midho dhalin, iyadoo la filayo in dadaallo dheeraad ah lagu bixiyo sidii loo joojin lahaa colaadda.

Waxii kusoo kordha xaaladdan, wararkeena danbe ayaan idiin kugu soo gudbin doonaa.

- Advertisement -

 

 

Latest stories