HomeWararDowladda Syria iyo Kurdiyiinta oo heshiis wada gaaray

Dowladda Syria iyo Kurdiyiinta oo heshiis wada gaaray

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxtooyada Suuriya ayaa Isniintii ku dhawaaqday heshiis ay sheegtay in Isniintii shalay ay kala saxiixdeen Dowladda Suuriya iyo kooxda hubeysan ee Kurdiyiinta Suuriya ee loo soo gaabiyo SDF.

Dhinacyada ayaa sheegay in ay ku heshiiyeen in SDF oo maamusha gobolka Waqooyi-bari ay ku biirto dowladda cusub, isla markaana ay ciidamadoodu la midoobaan ciidanka dowladda.

- Advertisement -

Maamulka cusub ee Suuriya ee uu hogaamiyo madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Axmed Al-Sharaca ayaa isku dayaya in uu kala diro kooxaha hubaysan oo ay maamulaan guud ahaan dalka, tan iyo markii xilka laga tuuray hogaamiyihii mudada dheer xukumayay dalkaasi ee Bashaar al-Assad bishii December ka dib in ka badan 13 sano oo dagaal sokeeye ah.

Heshiiskan cusub oo la filayo in la dhaqan galiyo dhamaadka sanadka ayaa imaanaya, kadib maalmo rabshado ay ka socdeen dhulka ay qowmiyada laga tirada badan yahay ee Calawiyiinta Siiriya oo khatartii ugu cusleyd ka soo wajahday tan iyo markii la riday Asad.

Latest stories