HomeWararDardargalinta dagaalka AS oo si Xooggan kaga socda Shabeellada Dhexe

Dardargalinta dagaalka AS oo si Xooggan kaga socda Shabeellada Dhexe

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo maalmahan ku sugnaa Furimaha hore ee Shabeellada Dhexe ayaa kormeer lagu dardar-gelinayo Ciribtirka AS waxaa uu maanta ku tagay Difaacyada Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka. Sarreeye Guuto Sahal ayaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Fariisimaha uu maanta booqday ku bogaadiyay diyaargarowga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo maalmahan ku sugnaa Furimaha hore ee Shabeellada Dhexe ayaa kormeer lagu dardar-gelinayo Ciribtirka AS waxaa uu maanta ku tagay Difaacyada Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka.

Sarreeye Guuto Sahal ayaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Fariisimaha uu maanta booqday ku bogaadiyay diyaargarowga ay ugu jiraan sidii AS uu Xidid-siibka ku socdo looga sifeyn lahaa goobaha ay ka gabbaad-sanayaan Gobolka Shabeellada Dhexe.

- Advertisement -

Kormeerka kadib Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneral Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa difaacyadooda kula Afuray Geesiyaasha Qarankeenna ee Xoogga Dalka iyo Saraakiisha hoggaaminaysa, si uu ugu dhiirra-geliyo iyadoo ay bil Ramadaan tahay  AS ku hor-fadhiyaan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts