HomeWararCanada oo dhawaan yeelanaysa Ra'iisul Wasaare Cusub oo aan Khibrad lahayn

Canada oo dhawaan yeelanaysa Ra’iisul Wasaare Cusub oo aan Khibrad lahayn

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Xisbiga talada haya ee Libaraalka ah ee dalka Canada ayaa shalay guddoomiye u doortay Mark Carney, oo 59 jir ah horay u soo noqday agaasimaha bankiga dhexe ee Canada. Ninkani oo ah shakhsi aan laheyn khibrad siyaasadeed, ayaa baddali doono Ra’iisul Wasaaraha muddada dheer dalkaasi xakumayay ee Justin Trudeau. Carney, ayaa maalmaha soo socda noqon […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xisbiga talada haya ee Libaraalka ah ee dalka Canada ayaa shalay guddoomiye u doortay Mark Carney, oo 59 jir ah horay u soo noqday agaasimaha bankiga dhexe ee Canada.

Ninkani oo ah shakhsi aan laheyn khibrad siyaasadeed, ayaa baddali doono Ra’iisul Wasaaraha muddada dheer dalkaasi xakumayay ee Justin Trudeau.

- Advertisement -

Carney, ayaa maalmaha soo socda noqon doona Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Canada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts