HomeWararHay'adda SoDMA oo xalay Muqdisho ka ambabixisay 11-gaari oo sida shixnado gargaar...

Hay’adda SoDMA oo xalay Muqdisho ka ambabixisay 11-gaari oo sida shixnado gargaar ah sida

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa xalay magaalada Muqdisho ka ambabixisay 11-gaari oo sida shixnado gargaar mucaawino ah, kuwaas oo si gaar ah ugu wajahan deegaanka Ceel Cali Axmed iyo degmada Alkowsar ee gobolka Shabeellada dhexe dhawaana kooxda argagixisada ay ku soo qaaday weerar lagu jabiyay. Gargarkaan ayaa ka kooban qeybaha raashinka, Dawooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa xalay magaalada Muqdisho ka ambabixisay 11-gaari oo sida shixnado gargaar mucaawino ah, kuwaas oo si gaar ah ugu wajahan deegaanka Ceel Cali Axmed iyo degmada Alkowsar ee gobolka Shabeellada dhexe dhawaana kooxda argagixisada ay ku soo qaaday weerar lagu jabiyay.

Gargarkaan ayaa ka kooban qeybaha raashinka, Dawooyin ,Teendhooyin iyo agabyo kale oo muhiim ah waxaana loogu tala-galay in ay ka faa’iidaysantaan 15,000 oo qoys kuwaas oo ku barakacay dagaaladii maalmo ka hor halkaas ka dhacay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa gadiidkaan ka sagootiyay duleedka magalada Muqdisho, waxana uu sheegay in deegaan walba oo iska xoreey cadowga Gargaar Kan lamid ah ay gaarsiin donaan, waxana uu xusay in ay ka go’antahay caawinta dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay jogaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts