HomeWararTurkiga oo Soomaaliya guddoonsiiyay billad Sharafeed 

Turkiga oo Soomaaliya guddoonsiiyay billad Sharafeed 

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku sharfay Dowladda Soomaaliya taageerada wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay dhulgariirkii 6-dii Febraayo, 2023. Munaasabad lagu xusayay sanadguuradii labaad ee ka soo wareegtay dhulgariirka oo lagu qabtay Gobolka Adiyaman, ayaa Madaxweynaha Turkiga wuxuu u mahadceliyay Dowladda Soomaaliya, isagoo xusay inay mar walba garab taagan yihiin Jamhuuriyadda Turkiga. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku sharfay Dowladda Soomaaliya taageerada wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay dhulgariirkii 6-dii Febraayo, 2023.

Munaasabad lagu xusayay sanadguuradii labaad ee ka soo wareegtay dhulgariirka oo lagu qabtay Gobolka Adiyaman, ayaa Madaxweynaha Turkiga wuxuu u mahadceliyay Dowladda Soomaaliya, isagoo xusay inay mar walba garab taagan yihiin Jamhuuriyadda Turkiga.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa salaan u diray Madaxweynaha Soomaaliya iyo shacabka Soomaliyeed.

Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga Cabdirixiin Maxamuud ayaa Madaxweynaha Turkiga ka guddoomay biladda Xasuusta, isagoo uga mahadceliyey taageerada iyo garab istaagga Dowladda Soomaaliya ay la garab taagan tahay dalkiisa iyo sidii looga hortagi lahaa dhibaatadii ka dhalatay isbadalka Cimiladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts