HomeWararIsra’il oo sii deysay ku dhawaad 200 oo qof oo Falastiiniyiin ah

Isra’il oo sii deysay ku dhawaad 200 oo qof oo Falastiiniyiin ah

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Isra’il ayaa Sabtidi shalay sii deysay ku dhawaad 200 oo qof oo Falastiiniyiin ah kuwaas oo ku jiray xabsiyada Isra’il, saacado kaddib marki ay Xamaas shalay subaxdi fasaxday saddex ka mid ah la heystayaasha reer Isra’il.

Hey’adda Laanqeerta Cas ee caalamiga ah ayaa Isra’il kasoo wareejisay 183 Falastiiniyiin ah. Isra’il waxay sheegtay in 18 ka mid ah dadkaasi ay ku xakunnaayeen xabsi daa’in halka 54 kalana ay ku dhaceen xakunno muddo dheer.

- Advertisement -

Qaarkood ayaa sida la xaqiijiyay xirnaa wax ka badan 200 sannadood. Degmada Beytuuniya ee dhinaca Daanta Galbeed, dad badan ayaa isugu soo baxay si ay u salaamaan maxaabiista iyaga oo lulalay calanka Falastiin kuna qeylinayay erayo ay ku taageerayaan Xamaas.

 

Latest stories