HomeWarar𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐲𝐨 𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐞𝐞𝐧 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐬𝐞𝐫𝐛𝐚𝐣𝐚𝐚𝐧

𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐲𝐨 𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐞𝐞𝐧 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐬𝐞𝐫𝐛𝐚𝐣𝐚𝐚𝐧

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan dhinacyada Waxbarashada, Tababarrada iyo Tamarta. Heshiisyada is-afgarad ah ee ay wada gaareen Soomaaliya iyo Aserbajaan ayaa wax weyn ka tari doona horumarinta dhinacyada Waxbarashada, Tamarta iyo tayeynta xirfadaha. Shirka Golaha Wasiirrada […]

- Advertisement -

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan dhinacyada Waxbarashada, Tababarrada iyo Tamarta.

Heshiisyada is-afgarad ah ee ay wada gaareen Soomaaliya iyo Aserbajaan ayaa wax weyn ka tari doona horumarinta dhinacyada Waxbarashada, Tamarta iyo tayeynta xirfadaha.

- Advertisement -

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriirra dhinacyada amniga iyo shuruucda.

Latest stories