HomeWararTaliyaha militariga Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Taliyaha militariga Turkiga oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Taliyaha ciidamada militariga Turkiga, S/Guud Metin Gurak, ayaa  soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, iyo safiirka Turkiga u joogo Soomaaliya iyo  saraakiil kale Socdaalka General Metin Gurak, ayaa qeyb ka […]

- Advertisement -

Taliyaha ciidamada militariga Turkiga, S/Guud Metin Gurak, ayaa  soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, iyo safiirka Turkiga u joogo Soomaaliya iyo  saraakiil kale Socdaalka General Metin Gurak, ayaa qeyb ka ah xoojinta iskaashiga milatari ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamadda militry Turkiga General Metin Gurak, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa booqday dekeda Muqdisho oo uu ku sugnaa markab dagaal oo ciidamadda badda Turkiga leeyihiin iyo dugsiga Turksom.

Latest stories