HomeWararDonald Trump oo Xaqiijiyay in Howgal lagu beegsaday Daacish ay ka fuliyeen...

Donald Trump oo Xaqiijiyay in Howgal lagu beegsaday Daacish ay ka fuliyeen Somalia

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Millatariga Mareykanka ayaa Sabtidi shalay weerarki ugu horreeyay oo dhinka cirka ah ka fuliyay Soomaaliya, tan iyo marki uu xafiiska dib ugu soo laabtay Madaxweyne Donald Trump.

Wasiirka Difaaca Mareykanka Pete Hegseth ayaa Sabtidi sheegay, in Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ay fuliyeen weerarka iyaga oo ku socda amar uu bixiyay madaxweyne Trump iyo iskaashi ay arrintaasi kala yeesheen Dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Qiimeyn horudhac ah oo ay sameysay Waaxda Arrimaha Gaashaandhiga ee Pentagon-ka ayaa lagu ogaaday, in weerarka lagu dilay dhowr ka mid ah malleeshiyada kooxda Daacish, isla markaana aysan wax dhibaato ah kasoo gaarin rayidka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isna xalay xaqiijiyay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee Soomaaliya.

“Gacan ku dhiiglayaashaasi oo aanu ka helnay iyaga oo ku dhuumaaleysanaya godad, ayaa khatar geliyay Mareykanka iyo xulufadeenna. Duqeymaha ayaa burburiyay gudadki ay ku noolaayeen, waxana lagu dilay in badan oo ka mid ah argagixisada iyadoo aysan wax dhibaato ah kasoo gaarin rayidka.” Ayuu Trump ku yiri qoraal uu soo dhigay baraha bulshada.

- Advertisement -

Dhankeeda Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Howgalkaasi la fuliyay, ayna iska kaashadeen Soomaaliya iyo Mareykanka

Latest stories