HomeWararPuntland oo Warbaahinta kusoo rogtay amar ku aaddan dagaalka Daacish

Puntland oo Warbaahinta kusoo rogtay amar ku aaddan dagaalka Daacish

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamul Goboleedka Puntland ayaa dhawaan ku soo rogay amar cusub oo ku saabsan qaabka loo baahinayo xogaha la xiriira dagaalka ka socda buuraha Calmiskaad, oo ay kula jiraan kooxda Daacish. Amar-kan ayaa ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta Puntland, waxaana si rasmi ah u saxiixay wasiirka wasaaradda, Maxamuud Caydiid Dirir. Warsaxaafadeedka ayaa si cad u sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamul Goboleedka Puntland ayaa dhawaan ku soo rogay amar cusub oo ku saabsan qaabka loo baahinayo xogaha la xiriira dagaalka ka socda buuraha Calmiskaad, oo ay kula jiraan kooxda Daacish.

Amar-kan ayaa ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta Puntland, waxaana si rasmi ah u saxiixay wasiirka wasaaradda, Maxamuud Caydiid Dirir.

- Advertisement -

Warsaxaafadeedka ayaa si cad u sheegay in warbaahinta kala duwan aysan faafin karin wax xog ah oo ku saabsan dagaalka, ilaa iyo inta aysan si rasmi ah uga soo bixin maamulka Puntland.

Waxa kale oo lagu amray warbaahinta inaysan soo tabin karin wax warbixin ah oo ku saabsan furuumaha dagaalka ama aysan tagin goobahaasi.

Dagaalka ka socda buuraha Calmiskaad ayaa ah mid si weyn loogu dagaalamayo, laakiin sababaha amarkaasi la xiriira weli si rasmi ah looma faahfaahin. Qoraalka waxaa lagu xusay in wariyayaasha ama warbaahinta aan ogolaansho ka haysan wasaaradda Warfaafinta aysan aadi karin furimaha dagaalka.

- Advertisement -

Tani waxay muujineysaa in Puntland ay doonayso in ay xakameyso faafinta xogaha ku saabsan dagaalka si loo ilaaliyo amniga iyo macluumaadka la xiriira howlgallada ka socda gobolka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts