HomeWararXabbad-joojinta Israel ee Gaza iyo Lubnaan oo halis ku jirta

Xabbad-joojinta Israel ee Gaza iyo Lubnaan oo halis ku jirta

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Xabbad joojintii Israa’iil ee Lubnaan iyo Gaza ayaa caqabado ay ka horyimaadeen Axaddii shalay. Lubnaan, wasaaradda caafimaadka ee dalkaas ayaa sheegtay in 22 qof ay ku dhinteen markii ay isku dayeen in ay gaaraan tuulooyinka u dhow xudduudda Israa’iil, ka dib markii ay ciidamada Israa’iil rasaas ku fureen. Dhinaca magaalada Gaza, kumannaan Falastiiniyiin ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xabbad joojintii Israa’iil ee Lubnaan iyo Gaza ayaa caqabado ay ka horyimaadeen Axaddii shalay.

Lubnaan, wasaaradda caafimaadka ee dalkaas ayaa sheegtay in 22 qof ay ku dhinteen markii ay isku dayeen in ay gaaraan tuulooyinka u dhow xudduudda Israa’iil, ka dib markii ay ciidamada Israa’iil rasaas ku fureen.

- Advertisement -

Dhinaca magaalada Gaza, kumannaan Falastiiniyiin ah oo sugayay inay guryahooda ku laabtaan ayaa laga horjoogsaday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts