HomeWararSomalia oo ka qayb gashay Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dastuuriga ah ee Afrika

Somalia oo ka qayb gashay Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dastuuriga ah ee Afrika

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay Shirkii 8-aad ee Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Dastuuriga ah ee wadamada Afrika, oo ka socda magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Shirkan ayaa sanadkan hal ku dhig looga dhigay doorka dib-u-eegista dastuuriga ah ee garsoorka iyo horumarinta bulshada, Waxaana ka qeybgalay 44 dal oo Afrikaan ah, wufuud ka socota dalalka Carabta iyo sidoo kale hay’ado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha sharciga, dib-u-eegista dastuurka iyo horumarinta bulshada.

- Advertisement -

Inta uu socdo shirka waxaa la jeedin doonaa khudbado iyo doodo muhiim ah oo la xiriira mowduuca shirka, iyadoo la is-weydaarsanayo waayo aragnimada iyo caqabadaha heysta Maxkamadaha sare iyo hay’adaha Dastuuriga ah ee dalalka Afrika.

Shirkan oo socon doona muddo laba cesho ah ayaa diiradda la saarayaa xoojinta kaalinta Garsoorka ee ku aaddan horumarinta dastuurka iyo sare u qaadista adeegyada cadaaladda ee bulshada.

Latest stories