HomeWararWafdi ka socda dowladda Federaalka oo gaaray Hirshabeelle

Wafdi ka socda dowladda Federaalka oo gaaray Hirshabeelle

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ,Cabdiraxmaan Daahir Guurre (Karoore) ayaa maanta garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere waxa uu kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Guddaha Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta XJFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) waxaa sidoo kale safarka ku wehlinayay Xildhibaan Maxamed Cajiib. Wafdiga ayaa loo soo gelbiyay xarunta Madaxtooyadda Hirshabeelle waxana ay halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ,Cabdiraxmaan Daahir Guurre (Karoore) ayaa maanta garoonka diyaaradaha Maxamed Dheere waxa uu kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Guddaha Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta XJFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) waxaa sidoo kale safarka ku wehlinayay Xildhibaan Maxamed Cajiib.

Wafdiga ayaa loo soo gelbiyay xarunta Madaxtooyadda Hirshabeelle waxana ay halkaasi kulan kula qaateen Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

- Advertisement -

“Wasiir Cali Xoosh, adiga iyo wafdigaaga kusoo dhawaada caasimada Dowladda Hirshabeelle ee Jowhar, mudnaan gaar ah ayay inoo tahay soo gaaristiina.”

Wasiirka Arrimaha Guddaha XJFS iyo masuuliyiinta la socoto ayaa kulamo iyo wadatashiyo la qaadan doono muddada ay joogaan madaxda iyo shacabka Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts