HomeWararGoorma ayuu si toos ah u dhaqan galayaa heshiiska Xamaas iyo Israa’el

Goorma ayuu si toos ah u dhaqan galayaa heshiiska Xamaas iyo Israa’el

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Markii ugu horeysay ee dhexdhexaadiyeyaasha heshiiska ee Qatar iyo Mareykanka ay ku dhawaaqeen heshiiska, waxay sheegeen in heshiiska uu dhaqan gelayo maalinta Axadda ahiyadoo ay ansixin doonaan golaha wasiirada Israa’iil. Balse ka dib markii ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu uu dib u dhigay codbixintii golaha wasiirada shalay ilaa maanta, isagoo ku eedeeyay Xamaas inay isku dayday […]

- Advertisement -

Markii ugu horeysay ee dhexdhexaadiyeyaasha heshiiska ee Qatar iyo Mareykanka ay ku dhawaaqeen heshiiska, waxay sheegeen in heshiiska uu dhaqan gelayo maalinta Axadda ahiyadoo ay ansixin doonaan golaha wasiirada Israa’iil.

Balse ka dib markii ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu uu dib u dhigay codbixintii golaha wasiirada shalay ilaa maanta, isagoo ku eedeeyay Xamaas inay isku dayday “in ay ka qaadato tanaasulaad daqiiqaddii ugu dambeysay”, waxaa soo baxaya warar sheegaya in la haystayaashii ugu horreeyay laga yaabo inaan la siideyn doonin ilaa Isniinta.

- Advertisement -

Waxaa weli harsan jimcaha manta ah oo ay golaha wasiirada amniga ku ansixiyaan heshiiska ka hor inta aan la gaarin sabtida oo ah maalin fasax u ah qowmiyadda yuhuudda.

Ilaa hadda ma hadda ma cadda goorta uu dhaqan geli doono heshiiska, oo lagu waday inuu dhaqan galo Axadda soo socota.

Latest stories