HomeWararXamaas iyo Israa'iil oo heshiis gaaray

Xamaas iyo Israa’iil oo heshiis gaaray

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Israa’iil iyo Xamaas ayaa ogolaaday inay gaaraan heshiis xabad joojin ah iyo siideynta la haystayaasha, kadib dagaal socday muddo 15 bilood ah, sida ay sheegeen dhexdhexaadiyeyaasha Qadar iyo Mareykanka. Heshiiska ayaa la gaaray ka dib wada xaajoodyo xooggan oo dhawaan ka socday dalka Qadar. Hadii uu guuleysto heshiskan oo socon doona muddo 6 todobaad ah, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Israa’iil iyo Xamaas ayaa ogolaaday inay gaaraan heshiis xabad joojin ah iyo siideynta la haystayaasha, kadib dagaal socday muddo 15 bilood ah, sida ay sheegeen dhexdhexaadiyeyaasha Qadar iyo Mareykanka.

Heshiiska ayaa la gaaray ka dib wada xaajoodyo xooggan oo dhawaan ka socday dalka Qadar.

- Advertisement -

Hadii uu guuleysto heshiskan oo socon doona muddo 6 todobaad ah, wuxuu horseedi doonaa wadahadal dhab ah oo lagu jiijinayo dagaalka Qasa.

Dabaal-dagyo ayaa durbaba ka bilowday magaalada Qaza oo dhan. Dadka ayaa isugu soo baxay waddooyinka iyagoo faraxsan oo lulaya calanka Falastiin iyadoo xiligaas duqeymaha Israa’iil laga soo warinayay meelo kale.

Ra’iisul Wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani, ayaa sheegay in heshiiska uu dhaqan geli doono Axadda haddii golaha wasiirrada Israa’iil uu ansixiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts