HomeWararCiidanka Yuhuudda oo beegsaday Gaadiid Gargaar u waday Qaza

Ciidanka Yuhuudda oo beegsaday Gaadiid Gargaar u waday Qaza

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in shaqadeeda gaarsiinta gargaarka dadka reer Qasa ay mareyso meel halis ah, ka dib markii sida ay sheegtay qaab ula kac ah oo halis ah oo wax u dhimaya howlaha gargaarka askarta Israa’iil iyo burcadda Falastiiniyiin ah ay u beegsadeen gawaarida gargaarka sidday.

Xoghayaha Qaramada Midoobay ee arrimaha bini’aadantinimada Tom Fletcher, ayaa ku eedeeyay ciidamada Israa’iil inay weerareen kolonyo gargaar ah oo ay ku qorneed astaanta Qaramada Midoobay, kuwaasoo marayey bartamaha Qasa, ayna duqeeyeen goob cunto qaybin ay ka socotay oo caan siddeed iyo afartankii saacadood ee la soo dhaafay.

- Advertisement -

Waxa uu sidoo kale ku eedeeyay kooxo Falastiini ah oo hubeysan in ay afduubteen lix booyadood oo shidaal ah, taasoo keentay in howlaha gargaarka uu shidaalku ku yaraado. Mr Fletcher waxa uu ugu baaqay wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay in ay ku adkaystaan ​​ilaalinta dhammaan hawlgallada bini’aadantinimo ee Qasa ka socda.

Latest stories