HomeWararDuqa Muqdisho oo kulan isugu yeeray Saraakiisha ammaanka Caasimadda

Duqa Muqdisho oo kulan isugu yeeray Saraakiisha ammaanka Caasimadda

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan gaar ah maanta la qaatay hoggaanka Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose ee Xamar kaas oo la xiriiray islaxisaabtan shaqo iyo dardaaran ku aadan fulinta howlaha loo igmaday, waxaana goob joog ka ahaa kulankan Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan gaar ah maanta la qaatay hoggaanka Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose ee Xamar kaas oo la xiriiray islaxisaabtan shaqo iyo dardaaran ku aadan fulinta howlaha loo igmaday, waxaana goob joog ka ahaa kulankan Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Agaasimaha guud ee xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Ismaaciil Cali Sheikh Nuur.

Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose ee Xamar Janaraal Maxamed Carabow Cali ayaa ugu horeyn warbixin kooban ka bixiyay qaabka uu u howlgalo Ciidanka Ilaalinta Deegaanka, qeybaha uu ka kooban yahay, isbedelka dhinaca tayada ciidanka iyo caqabadaha heysta ee u baahan in laga gudbo.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa faray saraakiisha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka in ay dardargaliyaan ilaalinta nadaafada, bilicda Caasimadda, kor u qaadista dakhliga iyo in loo turo oo si dabacsan loola dhaqmo bulshada magaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts