HomeWararMW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda sanad-guurada 25-aad Jaamacadda SIMAD

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay munaasabadda sanad-guurada 25-aad Jaamacadda SIMAD

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda sanad-guurada 25-aad ee aas-aaska Jaamacadda SIMAD. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey aas-aaseyaasha, maamulka, macallimiinta iyo Ardayda Jaamacadda SIMAD rubucu qarni ah ka soo wareegtay hirgelinta Jaamacaddan oo door muuqato ka qaadatay horumarinta aqoonta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo kobcinta tacliinta sare ee dalka. Munaasabadda […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda sanad-guurada 25-aad ee aas-aaska Jaamacadda SIMAD.

Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey aas-aaseyaasha, maamulka, macallimiinta iyo Ardayda Jaamacadda SIMAD rubucu qarni ah ka soo wareegtay hirgelinta Jaamacaddan oo door muuqato ka qaadatay horumarinta aqoonta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo kobcinta tacliinta sare ee dalka.

- Advertisement -

Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qeyb galay madaxda dowladda, aqoonyahanno, iyo xubno muhiim ah oo bulshada ka tirsan, kuwaas oo dhammaantood xusay muhiimadda waxbarashada iyo doorka jaamacaduhu ku leeyihiin kobcinta bulshada iyo dhaqaalaha dalka.

Latest stories