HomeWararLuul Jeylaani Cali oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

Luul Jeylaani Cali oo ku geeriyootay dalka Mareykanka

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Luul Jeylani Cali, oo ka mid aheyd fannaaniintii ugu caansanaa Fanka Soomaalida gaar ahaan Banaadirga, ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Minnapolis ee gobolka Minnesota.

Luul Jaylaani waxa ay ka mid ahayd fanaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ku ahaa qaadista heesaha banaadiriga, iyo jilliinka riwaayadaha ka tarjuma nolosha iyo dhaqanka bulshada banaadiriga ah.

- Advertisement -

Muddo sanad ah ayay ku xanuunsanayd dalka Mareykanka, maalinta berri aha yaaa la aasi doonaa sida ay sheegeen Ehelka Marxuumadda.

Fanaanadda Allaha u naxariisto. Qoyskeeda, Qaraabadeeda iyo  dhammaan Ummadda Soomaaliyeedna Samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.

Latest stories