HomeWararCali Guudlaawe oo saxiixay labada hindise-sharciyeed oo muhiim ah

Cali Guudlaawe oo saxiixay labada hindise-sharciyeed oo muhiim ah

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa waxa uu ku saxiixay labada hindise-sharciyeed ee kala ah:- 1-Dhaqan-galka ansixinta miisaaniyad sannadeedka 2025 ee Dowladda Hirshabeelle. 2-Dhaqan-galka ansixinta hindise-sharciyeedka maareynta deegaanka ee Dowladda Hirshabeelle. “Waxaan u mahadcelinayaa Golaha Wasiirrada iyo Barlamaanka Dowladda Hirshabeelle oo horay u soo ansixiyay miisaaniyada iyo sharciga deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta xafiiskiisa waxa uu ku saxiixay labada hindise-sharciyeed ee kala ah:-

1-Dhaqan-galka ansixinta miisaaniyad sannadeedka 2025 ee Dowladda Hirshabeelle.

- Advertisement -

2-Dhaqan-galka ansixinta hindise-sharciyeedka maareynta deegaanka ee Dowladda Hirshabeelle.

“Waxaan u mahadcelinayaa Golaha Wasiirrada iyo Barlamaanka Dowladda Hirshabeelle oo horay u soo ansixiyay miisaaniyada iyo sharciga deegaanka ee aan maanta saxiixay. Hirgelinta sharciyadan waxa ay guul weyn u tahay bulshada Hirshabeelle.”

Sannadka curran doonno ee 2025 ayaa la filayaa in Dowladda Hirshabeelle ay shaqaalleysiiso shaqaallihii ugu badnaa ee ka mid noqdo shaqaallaha rayidka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts