HomeWararMadaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter oo geeriyooday

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynihi hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa Axaddii shalay ku geeriyooday xarun lagu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka. Carter oo ahaa madaxweynihi 39-aad ee soo xakuma Mareykanka ayay da’diisu aheyd 100 sano. Madaxweynihii hore ee  hadda geeridiisa la shaaciyay,  Jimmy Carter, wuxuu  xilka hayey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihi hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa Axaddii shalay ku geeriyooday xarun lagu daryeelayay oo ku dhextaalla guriga uu ku lahaa degmada Plains ee gobolka Goergia ee dalkan Mareykanka.

Carter oo ahaa madaxweynihi 39-aad ee soo xakuma Mareykanka ayay da’diisu aheyd 100 sano.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee  hadda geeridiisa la shaaciyay,  Jimmy Carter, wuxuu  xilka hayey intii u dhaxaysay 1977 illaa 1981— wuxuu diiwaanka ku galaya inuu ahaa madaxweynihii ugu cimriga dheeraa ee Maraykanka, isagoo labadii sanno ee u dambeysay ku jiray daryeelka caafimaad ee gaarka ah (Hospice care) oo dhinacyadiisa waxaa joogay kooxaha caafimaadka waqti kasta , wuxuuna dhintay isagoo 100 sanno jir ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts