HomeWararDowladda Soomaaliya oo Wafdi u dirtay Adisababa Xili Itoobiya ay dishay Ciidamo...

Dowladda Soomaaliya oo Wafdi u dirtay Adisababa Xili Itoobiya ay dishay Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Iyadoo shalay Ciidanka Itoobiya ay dileen Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwa kalena dhaawaceen ayaa masuuliyiin ka tirsan dowladda waxaa ay ka degeen Magaalada Adisababa ee Caasimadda Itoobiya. Wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Cali Balcad. Socdaalka ayaa ujeedkiisa lagu tilmaamay sii anba qaadidda  Heshiiskii Ankara, waxaana Dowladda Itoobiya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo shalay Ciidanka Itoobiya ay dileen Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwa kalena dhaawaceen ayaa masuuliyiin ka tirsan dowladda waxaa ay ka degeen Magaalada Adisababa ee Caasimadda Itoobiya.

Wafdiga ka socda dowladda Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Cali Balcad.

- Advertisement -

Socdaalka ayaa ujeedkiisa lagu tilmaamay sii anba qaadidda  Heshiiskii Ankara, waxaana Dowladda Itoobiya ay si cad u jabisay Heshiiskaasi iyo dil iyo dhaawac Ciidanka Qaranka ugu gaysatay gudaha dalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliyaa ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka go’a tahay ilaalimta waxyaabihii lagu heshiiyay.

Bulshada Soomaaliyeed ayay layaab ku noqotay sababta Itoobiya oo gudaha dalka ka gaysanaysa falal gurracan aysan dowladdu tallaabo muuqata u qaadin, waxaana Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan ay ka degeen Caasimadda Itoobiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts