HomeWararDuqa Muqdisho oo guddoomiyay Shirka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay Shirka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay Shirka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar. Duqa Muqdisho ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, iyagoona ka warbixiyay shaqooyinka iyo howlaha ka socda Xafiisyada, Caqabadaha iyo horumarada laga gaaray dhinacyada Maaliyadda, Amniga, Siyaasadda, Arrimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay Shirka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Duqa Muqdisho ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, iyagoona ka warbixiyay shaqooyinka iyo howlaha ka socda Xafiisyada, Caqabadaha iyo horumarada laga gaaray dhinacyada Maaliyadda, Amniga, Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Howlaha Guud.

- Advertisement -

Guddoomiye Amiir ayaa kula dar-daarmay Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir sidii loo dar-dargelin lahaa qorshayaasha lagu horumarinaayo Caasimadda iyo in Bulshada Gobolka Banaadir la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod sidii ay usoo dooran lahaayeen hogaankooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts