HomeWararDeg deg: Ra’iisul Waasaare Xamse Cabdi Barre oo gaaray Baydhabo

Deg deg: Ra’iisul Waasaare Xamse Cabdi Barre oo gaaray Baydhabo

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-gaduud kusoo dhaweeyey wafdi uu Hoggaaminayo Raisul Wasaraaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka koobnaa Wasiiro heer Federaal ah iyo Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wafdiga Ra’iisull Wasaaraha ayaa u yimid ka qeybgalka sanad-guurada 6-aad ee Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), oo ku beegan 19-ka Diseembar.

Latest stories