HomeWararMustaf Dhuxulow oo loo magacaabay Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Mustaf Dhuxulow oo loo magacaabay Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Golaha Wasiirada XFS ayaa goordhow ansixiyay magacaabidda Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo loo magacaabay Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow. Mustaf Dhuxulow ayaa horay Xilal Wasiir ka soo qabtay Xukuumaddihii KMG iyo Xukuumadihi rasmiga muddo labaatan sano ayuu ahaa Xildhibaan Baarlamaan laga soo bilaabo xilligii Mbagathi. Golaha Wasiirrada Xukuumadda ayaana ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha  […]

- Advertisement -

Golaha Wasiirada XFS ayaa goordhow ansixiyay magacaabidda Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo loo magacaabay Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow.

Mustaf Dhuxulow ayaa horay Xilal Wasiir ka soo qabtay Xukuumaddihii KMG iyo Xukuumadihi rasmiga muddo labaatan sano ayuu ahaa Xildhibaan Baarlamaan laga soo bilaabo xilligii Mbagathi.

- Advertisement -

Golaha Wasiirrada Xukuumadda ayaana ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha  ee magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka

Latest stories