HomeWararJubbaland oo gacanta ku dhigtay Taliyaha Ciidanka Gorgor oo ay dagaal ku...

Jubbaland oo gacanta ku dhigtay Taliyaha Ciidanka Gorgor oo ay dagaal ku qabteen

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Jubbaland ayaa gacanta ku dhigtay Taliyihii Guutada 18aad ee Gor-Gor, Xasan Ciraaqi, oo dhawaan hogaaminayay Ciidamo la geeyay Raaskaambooni. Xasan Ciraaqi ayaa saaka kasoo muuqday baraha bulshada, waxaana sawirkiisa iyo xogtiisa baahisay Jubbaland, iyagoo sheegay in Taliyaha uu baxsaday kadib dagaalkii shalay, ayna gacanta kusoo dhigeen. Dagaalkii shalay ee ka dhacay Jubbada Hoose ayaa noqday […]

- Advertisement -

Jubbaland ayaa gacanta ku dhigtay Taliyihii Guutada 18aad ee Gor-Gor, Xasan Ciraaqi, oo dhawaan hogaaminayay Ciidamo la geeyay Raaskaambooni.

Xasan Ciraaqi ayaa saaka kasoo muuqday baraha bulshada, waxaana sawirkiisa iyo xogtiisa baahisay Jubbaland, iyagoo sheegay in Taliyaha uu baxsaday kadib dagaalkii shalay, ayna gacanta kusoo dhigeen.

- Advertisement -

Dagaalkii shalay ee ka dhacay Jubbada Hoose ayaa noqday mid aad u xooggan, iyadoo Jubbaland ay sheegtay inay gacanta ku dhigtay Taliyaha Ciidanka Gor-Gor.

Dowladda Soomaaliya wax jawaab ah kama aysan bixin arrintaan kua addan qabashada, Taliyaha Gorgor.

Tallaabada Jubbaland ee soo bandhigista Taliyaha iyo xogta ku saabsan baxsashada iyo soo qabashada Xasan Ciraaqi waxay muujinaysaa baaxadda iyo xaalada cakiran ee dagaalkii shalay dhexmaray labada dhinac, iyadoo dhinacyada ay kala sheeganayaan guulaha dagaalka.

Latest stories