HomeWararAlshabaab oo Axmed Madoobe ku garab siiyay dagaal saaka ka dhacay Jubbada...

Alshabaab oo Axmed Madoobe ku garab siiyay dagaal saaka ka dhacay Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Madaxweynaha dhawaan is Caleema saaray ee Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu saaka weerar ku qaaday Ciidanka Qaranka ee dhawaan la geeyay Gobalka Jubbada Hoose.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadhaandhigga ayaa lagu sheegay in Axmed Madoobe Ciidamo ka amar qaata ay weerareen Ciidanka dowladda, kuwaasi oo wadada ay u baneeyeen dagaalamayaasha Alshabaab.

- Advertisement -

Axmed Madoobe ayay dowladdu sheegtay inuu xiriir la sameeyay Alshabaab si wadada ay ugu baneeyaan isagoo duulaan ku ah Ciidanka dowladda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADDA GAASHAANDHIGGA

- Advertisement -

Latest stories