HomeWararRW Xamse Barre oo ku wajahan Jubbaland iyo Qorsheyaal ka billaabanaya Raaskambooni

RW Xamse Barre oo ku wajahan Jubbaland iyo Qorsheyaal ka billaabanaya Raaskambooni

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ku socdaalaysa gobolka Jubbaland, sida ay warar hoose oo soo baxaya sheegayaan. RW Xamse Cabdi Barre, oo socdaalkiisa ku wehliyo mas’uuliyiin sarre oo ay ka mid yihiin saraakiil ciidan, ayaa la filayaa in uu saacadaha soo socda ka degi doono magaalada Raaskambooni. […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ku socdaalaysa gobolka Jubbaland, sida ay warar hoose oo soo baxaya sheegayaan.

RW Xamse Cabdi Barre, oo socdaalkiisa ku wehliyo mas’uuliyiin sarre oo ay ka mid yihiin saraakiil ciidan, ayaa la filayaa in uu saacadaha soo socda ka degi doono magaalada Raaskambooni. Magaaladaas ayaa dhawaan ahayd mid ay ku sugan yihiin ciidamada dowladdu.

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa sidoo kale sheegaya in Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Soomaaliya, oo dhawaan xilka loo magacaabay, uu qayb ka yahay socdaalka. Taliyahani, oo sidoo kale ah sarakiil sare oo kasoo jeeda Jubbaland, kaasi oo leh khibrad hore oo la xiriirta dhinaca ciidamada, maadaama uu horay u soo noqday taliyaha sirdoonka Jubbaland.

Sidoo kale, wararka cusub ee nasoo gaaraya ayaa sheegaya in ciidamo kala duwan oo ka socda Muqdisho ay ka ambabaxeen, iyadoo loo qorsheeyay in ay socdaalkooda hore mariyaan wafdiga Ra’iisul Wasaaraha.

Xogaha soo baxaya ayaa muujinaya in RW Xamse Cabdi Barre uu halkaa si xooggan ugu bilaabi doono qorshe abaabull oo ka dhan ah madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Abaabulka ayaana si gaar ah ugu wajahan kala furitaanka ciidanka Axmed Madoobe,

- Advertisement -

Ciidamada Jubbaland ayaa maalmahan si xowli ah isku so dhiibayay, waxaana la sheegay in ay ka goosanayaan nidaamka Axmed Madoobe, iyagoo rajeynaya in ay bedelaan awoodda gobolka.

Latest stories