HomeWararPuntland oo Dowladda Federaalka ku eedaysay in Dastuurka lagu sameeyay wax ka...

Puntland oo Dowladda Federaalka ku eedaysay in Dastuurka lagu sameeyay wax ka bedel sharci darro ah

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamul Goboleedka Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad, Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyay fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha.

Fadhigan ayaa lagu gorfeeyay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nidaamka Federaalka iyo tallaabo ay sharci-darro ku sheegeen oo ahayd wax ka bedelka Dastuurkii 2012.

- Advertisement -

Golaha Wakiillada Puntland ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka inay ku xadgudubtay Dastuurkii lagu heshiiyay, iyagoo tilmaamay in wax-ka-beddel lagu sameeyay si sharci-darro ah.

Guddoomiyaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa intaas ku daray in in wax-ka-beddel aan loo dhammayn uu keeni karo khilaaf iyo kala qeybsanaan.

Goluhu waxa uu carabka ku adkeeyay in tallaabooyinkan ay dhaawici karaan nidaamka lagu heshiiyay ee federaalka.

- Advertisement -

“Si loo helo xal waara, Golaha Wakiillada ayaa go’aamiyay in doodda in talo soo jeedinta ku saabsan arrintan loo xil saaro Guddiga gaar ah oo ka soo talo bixiya  arrimaha Federaalka Soomaaliya, go’aanna ku soo celiya Golaha Wakiillada Puntland” ayaa lagu yiri Qoraalka kasoo baxay Baarlamaanka Puntland.

Latest stories