HomeWararTaliye Odawaa oo Saraakiisha DANAB amray dardargalinta Howlgalada ka dhanka ah As

Taliye Odawaa oo Saraakiisha DANAB amray dardargalinta Howlgalada ka dhanka ah As

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa Kormeer shaqo ku tagay fariisimo ay leeyihiinn Ciidanka Xoogga dalka. Taliska Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab G/Dhexe, ayuu kotmeeyay Taliye Odawaa, halkaas oo Taliyaha Danab Caydaruus Maxamed Xuseen uu ku soo dhaweeyey. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa si gaar ah ugu kuurgalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa Kormeer shaqo ku tagay fariisimo ay leeyihiinn Ciidanka Xoogga dalka.

Taliska Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab G/Dhexe, ayuu kotmeeyay Taliye Odawaa, halkaas oo Taliyaha Danab Caydaruus Maxamed Xuseen uu ku soo dhaweeyey.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa si gaar ah ugu kuurgalay xafiisyada Taliska Guutada 16-aad ee Danab, isagoo mid mid u xogwaraystay saraakiisha.

Ugu dambayntii Taliye Odawaa ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Taliska Guutada 16-aad ee Danab, wuxuuna kula dardaarmay in ay sii laba jibaaran shaqada ay Qaranka u hayaan, siina dardar geliyaan howlgalladooda difaaca iyo xoreynta dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts