HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay kulan loogu duceeyay Madaxweynihii hore...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay kulan loogu duceeyay Madaxweynihii hore ee Somaliland

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha Dowladda, Siyaasiyiin iyo Dadweyne Soomaaliyeed, kulan loogu duceynayay Madaxweynihii hore ee Maamulka Soomaliland, Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in tiiraanyada geerida Marxuumku ay mideysay quluubta Ummadda Soomaaliyeed, isaga oo markale tacsi la wadaagay Qoyska […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha Dowladda, Siyaasiyiin iyo Dadweyne Soomaaliyeed, kulan loogu duceynayay Madaxweynihii hore ee Maamulka Soomaliland, Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in tiiraanyada geerida Marxuumku ay mideysay quluubta Ummadda Soomaaliyeed, isaga oo markale tacsi la wadaagay Qoyska Marxuumka, bulshada ree Somaliland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

 

Latest stories