HomeWararRW Xamse oo magacii ka bedelay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta

RW Xamse oo magacii ka bedelay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in magaca laga bedelay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, taas oo hadda loo bixiyey “Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka.” Go’aankan ayaa ku yimid digreeto rasmi ah oo kasoo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, taas oo qeyb ka ah dib-u-habeynta iyo casriyeynta hay’adaha dowladda. Talaabadan […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in magaca laga bedelay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, taas oo hadda loo bixiyey “Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka.” Go’aankan ayaa ku yimid digreeto rasmi ah oo kasoo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, taas oo qeyb ka ah dib-u-habeynta iyo casriyeynta hay’adaha dowladda.

Talaabadan ayaa ujeedkeedu yahay in lagu xoojiyo doorka Wasaaradda ee ku aaddan arrimaha diinta iyo adeegyada bulshadu ka filato, iyadoo lagu saleeyay baahida loo qabo in Wasaaraddaasi si toos ah ugu adeegsato magaca “Islaamka” si loo xoojiyo fahamka iyo ka shaqeynta adeegyada diimeed ee bulshada Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Go’aankan ayaa la filayaa in uu noqdo tallaabo lagu hagaajinayo shaqada wasaaradda, laguna kobcinayo xiriirka ay la leedahay hay’adaha diinta, culimada, iyo bulshada Soomaaliyeed ee ay u adeegto.

Latest stories