HomeWararGuddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, tayaynta aqoonta hay’adaha dowladda iyo qodobbo kale la qaatay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya Catie Lott oo ay wehliyeen xubno ka tirsan kooxda USIAD ee Muqdisho. Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo sii adkeyn lahaa dadaallada […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan wax-ku-ool ah oo la xariira arrimaha gargaarka, korjoogteynta deeqaha, tayaynta aqoonta hay’adaha dowladda iyo qodobbo kale la qaatay madaxa Xafiiska USAID ee Soomaaliya Catie Lott oo ay wehliyeen xubno ka tirsan kooxda USIAD ee Muqdisho.

Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo sii adkeyn lahaa dadaallada gargaarka, in la xoojiyo howlaha korjogteynta ee Hay’adda SoDMA heyso iyo in la maal-galiyo mashaariicda adkeysiga, gaar ahaan in gacansiyo yaryar loo abuuro dadka nugul, lagana hortago in ay degaannadooda nolol xumo uga bara-kacaan.

- Advertisement -

Sidoo kale, kulanka waxaa diiradda lagu saaray in la joogo xilligii Dowladda Soomaaliya toos loo soo marsiin lahaa deeqaha dibadda ka yimaada iyo in la iska kaashado dhisidda kartida hay’adaha kala duwan ee dowladda si loo buuxiyo firaaqa jira.

Ugu danbeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin ayaa taageerada joogtada ah ee dhan kasta leh kaga mahad-celiyay Dowladda Maraykanka, gaar ahaan Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID).

Latest stories