HomeWararXisbi muddo dheer xukumayay Botswana oo guuladarro kala kulmay doorasho dalkaas ka...

Xisbi muddo dheer xukumayay Botswana oo guuladarro kala kulmay doorasho dalkaas ka dhacday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Codbixiyaasha Botswana ayaa ka codeeyay xisbiga talada haya ee dalkaas, taasoo ka dhigan in dhulgariir siyaasadeed uu ka dhacay dalka qaniga ku ah dheemanka. Xisbiga Dimuqraadiga ee Botswana (BDP) – oo talada haya tan iyo markii ay xornimada qaateen 1966, ayaa ku guuleystay hal kursi oo baarlamaani ah saaka oo Jimco ah.Waxay u egtahay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Codbixiyaasha Botswana ayaa ka codeeyay xisbiga talada haya ee dalkaas, taasoo ka dhigan in dhulgariir siyaasadeed uu ka dhacay dalka qaniga ku ah dheemanka.

Xisbiga Dimuqraadiga ee Botswana (BDP) – oo talada haya tan iyo markii ay xornimada qaateen 1966, ayaa ku guuleystay hal kursi oo baarlamaani ah saaka oo Jimco ah.Waxay u egtahay in lagu badali doono Dallada Isbedelka Dimuqraadiyada ee UDC.

- Advertisement -

Madaxweyne Mokgweetsi Masisi ayaa aqbalay guul-darrada, isaga oo sheegay in ay caddahay in xisbigiisa BDP uu guul-darraystay.

Sida muuqata isbadel weyn ayaa dhacay Botswana, kobac dhaqaale oo liita iyo shaqo la’aanta sare u kacday ayaa hoos u dhigtay taageerada xisbiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts