HomeWararGuddoonka Baarlamaanka iyo masuuliin kale oo lagu qaabilay Safaaradda Jabuuti

Guddoonka Baarlamaanka iyo masuuliin kale oo lagu qaabilay Safaaradda Jabuuti

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka wadanka aynu walaalaha nahay ee jamhuuriyadda Jabuuti mudane Dileita Mohamed Dileita iyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay munaasabad qado sharaf ah oo ay soo qaban qaabisay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka wadanka aynu walaalaha nahay ee jamhuuriyadda Jabuuti mudane Dileita Mohamed Dileita iyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay munaasabad qado sharaf ah oo ay soo qaban qaabisay safaaradda dowladda Jabuuti ay ku leedahay Magaalada Muqdisho.

Munaasabadan qado sharafta ah oo ay safaaradda ugu talo gashay wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadanka aynu walaalaha nahay Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay wasiiro Iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BFS.

Latest stories