HomeWararBooliska oo war kasoo saaray Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacah...

Booliska oo war kasoo saaray Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacah Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Qof ayaa isku qarxiyay Maqaayad ku taala  Iskuul Boliisiyo, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qaraxaasi sida wararka nasoo gaaraya ay sheegayaan. Qof is miidaamiye ah ayaa isku qarxiyey ka soo horjeedka Maqaayad ku taala halkaasi,waxaana ku dhintay dad shacab ah sida wararka aan helnay ay tilmamayaan. Booliska oo Qoraal soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qof ayaa isku qarxiyay Maqaayad ku taala  Iskuul Boliisiyo, waxaana jira khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay Qaraxaasi sida wararka nasoo gaaraya ay sheegayaan.

Qof is miidaamiye ah ayaa isku qarxiyey ka soo horjeedka Maqaayad ku taala halkaasi,waxaana ku dhintay dad shacab ah sida wararka aan helnay ay tilmamayaan.

- Advertisement -

Booliska oo Qoraal soo saaray ayaa sheegay Ruux ismiidaamiye ah oo isku soo xirey Walxaha Qarxa uu ku qarxay xaafada isku raranta ah ee Kasoo Horjeeda Barxada Iskool Boliisiya halkaas oo ay ku yaalaan Geedo ay Dadka Meesha Degan Harsadaan.

Booliska ayaa sheegay in 7 ruux ay geeriyoodeen oo shacab iyo Ciidan ah Halka Dhaawaca ay ku sheegeen ilaa 6 Ruux oo u badan Dhaawac fudud  oo isbitaalada luguhooda ku aadey sida ay sheegeen Saraakiisha Booliska.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts