HomeWararFAAH-FAAHIN:Ciidamo Nabad-Sugid iyo Police ah oo lagu laayey degmada Afgooye.

FAAH-FAAHIN:Ciidamo Nabad-Sugid iyo Police ah oo lagu laayey degmada Afgooye.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in Ugu yaraan Afar Qof oo isugu Jira Saraakiil iyo Askar Nabad sugid iyo Police ah ayaa Xalay lagu lagu laayay Waaxda 21ka Oktoobar ee Degmada Afgooye.Waxaana Goobta ay ku Sugnaayeen ku weeraray Ciidan Nabad sugid ah oo kabaxay Magaalada Muqdisho 4 qof waa la dilay […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in Ugu yaraan Afar Qof oo isugu Jira Saraakiil iyo Askar Nabad sugid iyo Police ah ayaa Xalay lagu lagu laayay Waaxda 21ka Oktoobar ee Degmada Afgooye.Waxaana Goobta ay ku Sugnaayeen ku weeraray Ciidan Nabad sugid ah oo kabaxay Magaalada Muqdisho 4 qof waa la dilay kadib markii la aqoosaday si Toos ah ayaana loo tuuktay 5 kale oo dhaawac ah iyo meydadkana waa la qaatay.

Xaalada Degmada Afgooye ayaa saakay ayaa u qasan Xaalada Sida ay u dhacday marka la fiiro waa Mishin aad u weyn xitaa Diyaarad ayaa loo isticmaalay.Majiraan faahfaani kale oo kasoo baxday laamaha dowlada.

- Advertisement -

Xaaladda degmada Afgooye ayaa saaka aad u kacsan, iyadoo ay jirto cabsi ku saabsan falalkan rabshadaha leh. Waxaa la sheegay in howlgalkan uu ahaa mid si weyn loo qorsheeyay, isla markaana loo adeegsaday diyaarado. Warbixino faahfaahsan oo dheeraad ah ayaa laga sugayaa hay’adaha amniga, iyadoo baaritaanno lagu sameynayo sababaha iyo ujeeddooyinka ka dambeeya weerarkan.

Latest stories