HomeWararAgaasimaha Haay'ada Maaraynta Musoobooyinka oo kulan muhiima kusoo xiray Nairobi.

Agaasimaha Haay’ada Maaraynta Musoobooyinka oo kulan muhiima kusoo xiray Nairobi.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Aqoon isweydaarsigan oo socday muddo 5 cisho ah isla-markaana ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ka digista xaaladaha halis wadareedka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimayaal ka socday Wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo wakiilo kale oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aqoon isweydaarsigan oo socday muddo 5 cisho ah isla-markaana ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ka digista xaaladaha halis wadareedka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimayaal ka socday Wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo wakiilo kale oo la shaqeeya Hay’adda SoDMA.

 

- Advertisement -

Aqoon isweydaarsigan ayaa lagu gorfeeyay inta uu socday sidii bulshada loo fahamsiin lahaa xaaladaha ka digista qataraha oo ay sababan fatahaadaha iyo abaraha soo noqnoqday ee ka dhaca dalkeena.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle oo soo xiray kulanka ayaa ka mahadceliyey doorka ka qeybgalayaasha ay ka qaateen qorshe howleedka ka soo baxay kulanka

Agaasimaha Waaxda Qataraha Musiibooyinka ee Hay’adda SoDMA Khadar Sheekh Maxamed Nuur ayaa xusay in la isla gartay sidii bulshada loo gaarsiin lahaa khataraha Musiibooyinka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts