HomeWararRa’iisul Wasaare Kuxigeenka oo Soo Xiray Shirweynaha Caalamiga ah ee Beeraha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka oo Soo Xiray Shirweynaha Caalamiga ah ee Beeraha Soomaaliya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Caalamiga ah ee Beeraha Soomaaliyeed, kaas oo shalay ka  furmay Muqdisho.

Shirweynaha oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa inta uu socday waxaa lagu lafa-guray sidii loo horumarin lahaa wax-soo-saarka beeraha dalka.

Waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay fursadaha maalgashi ee dhinaca beeraha, kuwaas oo fursado ballaaran u horseedi kara kobaca dhaqaalaha dalka iyo horumarinta kaabayaasha muhiimka ah. Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ayaa ku boorriyay ka qaybgalayaasha iyo maalgashadayaasha in ay xoogga saaraan horumarinta beeraha si loo xaqiijiyo isku filnaansho dhinaca cuntada iyo kor u qaadista dhaqaalaha Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories